Ciladaha Farmaajo ma sababi karaan soo laabashada Xasan Shee…

Afar sano kaho,r Xasan Sheekh Maxamuud oo ahaa madaxweyne marki hore ka yimid dhinaca bulshada rayidka ah ayaa baneeyey maamulka Villa Somalia, wuxuu baxay iyadoo dad badan ay qabaan inuu ahaa madaxweyne gaabiyey oo la heli doono badal ka fiican, laakiin afar sano kadib aragtii maalintaas la qabay waxay u muuqataa inay geeriyootay. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Somali American ahaa ayaa xafiiska la wareegay, filasho ka ballaaran siyaasi walba oo…

Saameynta Villa Somalia ee magacaabista guddiyada harsan oo …

Muqdisho (Axadle) – Xog cusub ayaa kasoo baxeysa sababta ay Maamul Gobaleedyada HirShabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Ra’iiusl Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya aysan ilaa hadda usoo gudbin xubnaha maamuladooda ku matalaya doorashooyinka Soomaaliya ee heer dowlad gobaleed iyo heer qaran, xilli ay soo gudbiyeen Maamulada Puntland, Jubaland iyo qeybtii waqooyi ee laga sugayay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.  Madaxweynayaasha…

DEG DEG: Booliska oo gacanta ku dhigay eedeysanihii xaaskiis…

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali  ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,” ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray…

Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dhowaan xaaski…

Muqdisho (Axadle) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in gacanta lagu dhigay eedeysane loo heysto in 4-tii bishaan uu xaaskiisii ku dilay degmada Warta-Nabadda ee gobolka Banaadir. “Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa hadda gacanta ku haya eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali  ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 2021,” ayaa lagu yiri qoraalkan oo uu soo saaray…

Daawo: 7 Ganacsato ah oo maxkamad loo soo taagay inay kiimik…

Muqdisho (Axadle) – Maxkamadeynta Ganacsato loo haysto in Agabyada Qaraxyada ay kooxda Al-Shabaab uga soo dejin jireen dekedda Muqdisho ayaa ka socota xarunta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Caasimadda Muqdisho. Ragga loo haysto eedeyntan oo tiradoodu dhan tahay toddoba qof, ayaa waxaa kasoo hor muuqday maxkamadda ilaa shan Nin oo magacyadooda lagu sheegay; Cabdisalaan Cali Faarax, Khadar Cabdisalaan Maxamed, Maxamed Cabdi Sheekh Cumar,…

Wasiir ka tirsan DF oo sabab yaab leh u dalbatay baaritaan l…

Muqdisho (Axadle) – Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay doorashada golaha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi ee dhacay 31-kii May, kuwaas oo shalay lasoo geba-gebeeyey shaacinta natiijooyinkooda. Wasiirka haweenka ee xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegtay in la baarayo sababta 82 kursi oo Baarlamanka Gobaladda Waqooyi loo tartamay hal dumar ah looga waayay, sidoo kale 221 kursi oo…

Qatar oo war kasoo saartay weerar ka dhacay Muqdisho – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Qatar ayaa si weyn u cambaareysay weerar ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay busteejo Gawaarida laga raaco oo ku taalo Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya. Bayaan Maanta kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Debadda ee Qatar ayaa ku celisay mowqifkeeda ah inay si weyn u diidan tahay rabshadaha iyo falalka argagixisada iyadoo aan loo eegeyn ujeedooyinka iyo sababaha. Wasaaradda waxay sidoo kale uga tacsiyeysay  qoysaskii…

R/W Rooble oo magaacabay laba xil oo cusub, kuwa kalena ka q…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha arrimaha gudaha iyo warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska. Ra’iisal wasaaraha ayaa agaasimaha guud ee arrimaha gudaha u magacaabay, Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow, halka uu warfaafintana u magacaabay Mudane Maxamed Xayir Ducaale. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisal…

Xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta oo ku kala qeybsamay g…

Muqdisho (Axadle) – Musharaxiinta mucaaridka ayaa durtaba ku kala qeybsamay natiijadii kasoo baxday baaris ay sameeyen guddigii uu ra’iisal wasaare u xilsaaray cabashada ay mucaaridka ka muujiyeen guddiyada doorashada. Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay goor dambe ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka heerarkooda kala duwan.…

DEG DEG: Xisbiyada mucaaridka S/L oo ku dhawaaqay isbaheysi …

Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaridka Gobaladda Waqooyi ee Waddani iyo Ucid ayaa waxay hadda magaalada Hargeysa kaga dhawaaqeen isbaheysi cusub, kadib ku dhawaaqistii natiijadii u dambeysay ee doorashooyinka Gobaladda Waqooyi. Labada Xisbi ayaa isbaheysigan cusub u magacaabay hogaan isku-dhafan oo ka tirsan Waddani iyo Ucid, waxayna ka shaqeynayaan sidii labada xisbi ay u hanan lahaayeen hogaanka golaha wakiilada iyo deegaanada. Guddiga hogaaminaya isbaaheysigan cusub ayaa waxay tiradoodu dhan tahay 10 xubnood,…