Muqdisho (Axadle) – Soomaaliya waxay dhowaan galeysaa doorasho guud oo isugu jirto tan baarlamaanka iyo mida madaxweynaha, taas oo lagu saleyn doono heshiiska ay Muqdisho ku gaareen dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Doorashada Soomaaliya ayaa sidoo kale soo martay heerar kala duwan, iyada oo inta badan uu yimaado is qab-qabsi la xiriira tartanka, kaas oo aan marnaba ka marneyn doorashooyinka dhacayo, oo la filayo inay…