Paris (Axadle) – Ninkii loo haystay inuu dhawaan fagaare ku dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron ayaa la horgeeyay maxkamad, wuxuuna ka hadlay falkaas iyo siduu ku dhacay.
Ninkan oo lagu magacaabo Damien Tarel oo 28-sano jir ah ayaa maxkamadda ka hor qirtay in uu madaxweyne Macron dharbaaxay, isagoona iska fogeeyay in falkaas uu ahaa mid uu hore usii qorsheeyay, sida lagu sheegay eedeynta loo jeediyay.
Waxa uu dharbaaxada uu ku…