Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Musiibo Ku Habsatay Real Madrid, Xiddigii Afaraad Oo Weyn Oo

War kale oo xun ayaa u soo yeeray Real Madrid iyadoo Dani Carvajal uu soo gaaray dhaawac halis ah oo garoomada ka saarayo muddo dheer.Daafaca midig ayaa baaritaano lagu sameeyay, waxaana lagu xaqiijiyay dhaawaciisa jilibka, iyadoo la filayo inuu garoomada ka maqnaado muddo labo bilood ah.“Ka dib baaritaano ay dhakhaatiirta Real Madrid ku sameeyeen Dani Carvajal, waxaa dhaawac xun uu ka soo gaaray jilibka midig, soo kabsashadiisa waa la qiimeyn doonaa” ayaa lagu yiri warbixin ay soo saartay Real Madrid.Waxay tani la micno…

Saxiix Cusub Oo Arsenal Ku Fashilmay Islamarkaana Kooxda

Arsenal ayaa lagu waramayaa inay wadahadalo lama filaan ah ugu jirto inay William Saliba amaah kale ku diraan xilli ay xiiseynayaan kooxda Faransiiska ee Rennes iyo kooxo Ingariis ah.Xiddiga Faransiiska ayaa loo arkayay inuu boos joogta ah ka helayo Emirates Stadium ka dib markii uu 28 milyan ginni uga soo wareegayo kooxda St Etienne laakiin waxa uu weli sugayaa inuu Gunners u safto kulankiisii ugu horeysay.19 jirkaan oo lala barbardhigay Virgil van Dijk ayaa la filayay inuu noqon doono wajiga cusub ee daafaca Arsenal isagoo…

Isku-aadka Europa League Oo La Shaaciyey – Kooxahee Ayey

Isku aadka wareegga hormooyinka tartanka Europa League ayaa lagu dhawaaqay, kaas oo ka kooban 12 group oo min afar kooxood ah. ooxda kubadda cagta Arsenal ayaa hoggaaminaysa Group B, waxaana ku wehelinaya Rapid Vienna, Molde iyo Dundalk, halka Tottenham oo ku jirta Group J, ay afka iska galeen Ludogorets iyo labada kooxood ee kale LASK iyo Royal Antwerp. Kooxda awoodda badan ee Napoli oo sannadkan aan nasiib u yeelanin inay ka qayb-gasho Champions League ayaa tartanka Europa League ku maraysa imtixaan adag iyaga oo…

Xiddig Ka Tirsan Manchester United Oo Tijaabada Caafimaadka

Laacibka khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Andreas Pereira ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda kubadda cagta Lazio, halkaas oo uu gaadhay maanta gellinkii hore. 24 jirkan reer Brazil oo kursiga kaydka Manchester United ku jiray intii uu yimid Bruno Fernandes ayay rajadiisu sii xumaatay markii ay Red Devils lasoo saxeexatay Donny van de Beek, waxaanu ugu dambayn iskaga baxay horyaalka Premier League, isaga oo sannad amaah ah qalinka ugu duugaya Lazio. Andreas Pereira ayaa lagu sawiray magaalada Rome…

Mikel Arteta Oo Daboolka Ka Qaaday Inuu Ka Baqayo In

Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ku kaftamay in laacka kooxdiisa ee Ainsley Maitland-Niles uu wadne xnauun kusoo boodi doono haddii uu sii wado inuu rikoodheyaasha qaabkan u laado.Laacibka boosaska badan ka ciyaara ee Ainsley Maitland-Niles ayaa beddel kusoo galay kulankii ay kooxdiisa Arsenal rikoodheyaasha kaga adkaatay Liverpool, ayna ugu gudubtay wareegga siddeeda ee tartanka Carabao Cup.Ainsley Maitland-Niles ayaa markii labaad muddo bil ka yar waxa uu rikoodhe ku kala diray goolhayeyaasha Liverpool, iyadoo uu…

Kaddib Isku-aadkii Champions League, Fursadda Koox Kastaa U

Isku-aadka tartanka Champions League ee Xili ciyaareedka cusub ee 2020-21 ayaa la sameeyey Khamiistii shalay, waxaanay dhamaan 32-ka kooxood ogaadeen min lixda ciyaarood ee ugu soo horreeya ee ay dheeli doonaan ka hor inta aan la gaadhin wareegga 16ka oo ay kala-badh naadiyada qori-tuurka loo sameeyey u gudbi doonaan.Manchester United ayaa gashay group-ka ugu adag oo ay kula jiraan Paris Saint-Germain iyo RB Leipzig, waxaanay durba jamaahiirta Red Devils bilaabeen inay sii calaacalaan iyagoo baraha bulshada qabsaday isla…

Ronald Koeman Oo Sharraxay Sababtii Uu Ousmane Dembele U

Tababare Ronald Koeman ayaa sharraxay sababtii uu kursiga kaydka ugu hayey laacibka reer France ee Ousmane Dembele ciyaartii ay Barcelona xalay 3-0 ku garaacday Celta Vigo.Ansu Fati ayaa Barcelona u furay gool-dhalinta daqiiqaddii 11aad, waxaase ciyaarta laga saaray Lenglet oo kaadh cas qaatay dhamaadka qaybtii hore, laakiin markii lagu soo laabtay qaybta dambe ayuu Lucas Olaza iska dhaliyey gool, midka saddexaadna waxa u raaciyey Sergi Roberto.Inkasta oo ay Barcelona ciyaarta ku raaxaysanayaysay, haddana Ousmane Dembele…

Saadaasha Khabiirka Mark Lawrenson Ee Kulamada Usbuucada

Khabiirka ciyaaraha ee Mark Lawrenson ayaa shaaciyey saadaashiisa kulamada usbuuca afraad ee horyaalka Premier Leauge oo ay ku ballansan yihiin kooxo adag, kuwaas oo natiijadooda kasoo baxda kulamadoodu ay saamayn ku yeelanayso kaalmaha hore, sidoo kalena ay macallimiinta qaarkood halis geli doonto shaqadoodu haddii ay khasaare soo hooyaan.Chelsea oo dhibaatooyin ku dhex-jirta ayaa waxay garoonkeeda kusoo dhoweyn doontaa Crystal Palace duhurnimada Sabtida, waxaanu kulankani qaabayn doonaa sida ay u ekaan doonto Blues, iyadoo…

Toban Ciyaartooy Barcelona Oo Guul Raaxo Leh Ka Gaaray Celta

Toban ciyaartooy Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Celta Vigo oo ay uga talaabsadeen seddex gool oo nadiif ahSheekada Labada qeyb : Kooxda Barcelona ayaa nasiinada ugu dirtay Celta Vigo hal gool oo nadiif ah oo uu si cajiib ah u dhaliyay Anso Fati ka dib kubad uu ka shaqeeyay Coutinho xilli goolkaas uu yimid daqiiqaddii 11-aad.Barcelona iyaga ayaa ku badnaa maamulka kubadda xilli Coutinho uu soo bandhigay heer ciyaareed aad u qurxoon oo qadka dhexe ah xilli Celta Vigo ku tiirsnaayeen kubadaha rogaal celiska…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More