Skip to content
Thursday, August 27, 2026 13 Rabi al-Awwal 1448 AH Fajr 04:45
Muqdisho 23°C
Breaking: Nepal floods leave 157 dead and hundreds missing, including two Irish people
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Valladolid – Xiddig La

Follow
Newsroom published Updated 6 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio
EFFKAFZMPRAD3MJ3Q7L3OM2AMY

Real Madrid ayaa caawa soo dhaweyneysa kooxda Real Valladolid kulankooda labaad ee horyaalka ay difaacanayaan ee La Liga, iyadoo tababare Zinedine Zidane uu isbedelo ku sameeyay shaxdiisa.

Waxaas si lama filaan ah loogu soo bilaabay kulanka caawa xiddiga la ilaaway ee Luka Jovic kaasoo ka garab ciyaaraya Karim Benzema iyadoo tababare Zidane uu ku soo shirtagay shax ciyaareedka 4-4-2.

- Advertisement -

Casemiro iyo Luka Modric ayaa khadka dhexe ka ciyaaraya halka Isco iyo Valverde ay garbaha saaran yihiin.

Dhanka daafaca dhexe Raphael Varane ayaa ka garab dheelaya kabtan Ramos halka Odriozola uu booska daafaca midig ka bedelay Carvajal iyadoo Marcelo uu ku soo bilowday booska daafaca bidix.

SHAXDA RASMIGA AH:

Real Madrid XI: Courtois; Odriozola, Varane, Ramos, Marcelo; Casemiro, Valverde, Modric, Isco; Benzema, Jovic.

Real Valladolid: Roberto; Hervías, Bruno, Javi Sánchez, Raúl Carnero; Óscar Plano, Míchel, Fede San Emeterio, Waldo; Orellana, Weissman.