Yearly Archives

2021

Dietitians say that this drink can enable you management

While weight loss may seem like this high, sometimes inaccessible goal, there are simple, affordable, and quick ways to support your journey. And one of these ways is to drink the right drinks that promote weight loss. The drinks you drink are often overlooked in determining the number you see on the scale. In fact, 20% of your daily calorie intake comes entirely from beverages, according to one BMC public health analysis. For the average person, this…

XOG: La Liga Oo Darajada GOAT Siiyay Lionel Messi

Bogga uu horyaalka ugu sarreeya Spain ee La Liga ku leeyahay barta Twitter-ka ayaa noqday mid dhinac ka safta marka ay noqoto hadal haynta dooda xiddiga ugu fiican abid kubadda cagta caalamka (GOAT – Graetest Of All Times) iyaga oo waliba soo raaciyay tobban rekoodh oo ay caddayn uga dhigayaan. Lionel Messi ayaa toddobaadkan rekoodh kale oo cajiib ah sameeyay isaga oo noqday xiddiga abid ugu safashada badan taariikhda kooxdiisa Barcelona oo uu ku dhaafay halyeey Xavi Hernandez. Horyaalka La Liga oo rekoodhkaas soo…

Muuse Biixi oo maanta si rasmi ah u daah furay

Hogaamiyaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Covid-19 oo deegaanada maamulkaasi maanta ka bilaawday, waxana Muuse Biixi si rasmi ah u qaatay talaalka xanuunka Coronavirus. Munaasibadda Daah-furka ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19, waxa  madaxweynaha kala qayb-galay badiba xubnaha ugu sarreeya guddoomiyaha golaha wakiillada, hoggaanka saddexda xisbi-ee Gobaladda Waqooyi, xubnaha guddida doorashooyinka, qaar kamid ah golaha wasiirrada iyo agaasimeyaasha guud, kuwaas…

Waa Kuma Mashiinka Gooldhalinta Ee Ay Saxeexiisa

Afarta kooxood ee Premier League ee kala ah Manchester City, Manchester United, Arsenal iyo Liverpool ayay soo baxeen warar sheegaya inay dhammaantood doonayaan weeraryahanka Red Bull Salzburg ee Patson Daka.Xiddiga Zambian-ka ah ayaa kusoo raaxaystay xilli ciyaareed wanaagsan oo uu lasoo qaatay kooxda ree Austria isaga oo 31 kulan kusoo dhaliyay 27 gool tartamada oo dhan oo ay kamid ahaayeen 20 gool oo uu kasoo dhaliyay 18 kulan oo horyaalka dalka ah.Daka ayaa sidoo kale kulamadii ka horreeyay xilli ciyaareedkan ee…

Common Abraha Kassa, President of the Armed Forces

On Monday, the European Union took the first sanctions against several senior foreign officials accused of violating human rights in a particularly serious way. Eritrea is particularly concerned about Africa. The target of European sanctions is General Abraha Kassa, the head of the regime's security apparatus led by President Issayas Afewerki. Portrait.…

OCHA:-In ka badan 83,300 ayaa gudaha Soomaaliya

In ka badan 83,300 oo qof ayaa gudaha Soomaaliya ku barakacay afartii bilood ee la soo dhaafay sababo la xiriira biyo la’aan, sid uu sheegay xafiiska isku-duwidda arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay (OCHA). Meelaha ugu badan ee ay dhibaatadu saameysey waa gobollada Gobaladda Waqooyi, Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubaland, kuwaas oo laga soo sheegey “xaalado abaareed oo aad u daran iyo biyo la’aan”. Dhibaatadan “waa xusuusin adag oo aan si deg deg ah ugu baahanahay xalal horumarineed oo waara oo muddo…

Jaahilnimo Mise Qalad? Weeraryahanka Xulka

Xulka qaranka Cameroon ayaa si fajaciso iyo layaab noqotay liiska qarankooda uga qayb galaya kulamada caalamiga ah ee bishan uga reebay weeraryahanka Bayern Munich ee Eric Choupo-Moting.Cameroon ayaa waayaysa Choupo-Moting oo ah kabtankeeda kulamada ay la ciyaarayaan Rwanda iyo Cape Verde ee ka tirsan isreeb-reebka loogu soo baxayo koobka qaramada Africa ee sanadka dambe qabsoomaya.Choupo-Moting ayaa kamid ahaa magacyada ugu horreeya ee lagu daro liiska xiddigaha uu xulanayo tababare Toni Conceicao balse markan ayuu uga…

For those who scent this in your gymnasium, it’s best to go away,

It is a cruel irony that one of the safest and healthiest things we can do immediately became one of the most dangerous during the COVID era. Hardcore training classes - spin classes, HIIT circuit lessons, Zumba raves, you name it - can make your heart rate pump and ultimately help you lose weight, be happier and live longer, but they are also usually conducted in a windowless gym room where people breathe extra hard and push virus particles further than they…

Libya’s Presidential Council calls on institutional

Mohammad Menfi, head of Libya's presidential council, called for reconciliation between the war - torn country's institutions on Monday and expressed his support for the executive branch. Menfi received Jan Kubis, the UN Special Envoy to Libya, at his office in Tripoli and Raisedon Zenenga, the coordinator of the UN Libya Support Mission (UNSMIL), according to a statement from the Presidential Council. Menfi pointed out that the new executive is dependent on the decisions taken in Geneva and said that…

former British Prime Minister Tony Blair

In addition to Bah N'Daw, the interim president with whom he had a working lunch, the former British leader met with officials responsible for organizing the election, including the presidential election scheduled for next year. The former Prime Minister's Institute is ready to provide support to Mali in the context of institutional reforms and the organization of future meetings.…