Monthly Archives

November 2020

Shaxaha Macquulka Ah Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey Labada

Liverpool ayaa u safraysa waddanka Talyaaniga oo ay caawa kula soo ciyaari doonto Atalanta, kaddib labadii guulood ee ay kasoo xoogsadeen labadii ciyaarood ee hore.Atalanta oo bandhig cajiib ah muujisay labadii ciyaarood ee ay Group D kasoo dheeshay, ayaa waxay garoonkeeda Gewiss Stadium u diyaarisay si ay guul ugaga gaadhi karto Reds, isla markaana ay kaabiga u fuusho inay diyaarsato booskeeda wareegga 16ka.Labadan kooxood oo dhamaadka bishan November ku ballansan Anfield oo ay ciyaarooda labaad iskaga hor iman doonaan,…

Koofur Galbeed oo Baraawe u diyaarisay ciidan suga ammaanka

DG Koofur Galbeed ayaa ciidamo Daraawiish & Booliis isugu jiro u diyaarisay Magaalo Xeebeedka Baroowe oo ah xarunta Dastuurka ugu qoran maamulkaas, inkasta oo uusan waligii ku shaqeyn. Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo dhaqangelinaya kulan bishii Oktoobar 2020 la qaatay Odoyaasha dhaqanka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa diyaariyay qorshaha askartaas lagu qaadayo. Dalabka ciidankaan ayaa ka dhashay kadib markii waxgaradka fadhiga la…

President Ouattara re-elected for a third term

According to the results announced by the Independent Electoral Commission on Monday night, Alassane Ouattara obtained 94.27% of the vote. The Independent Electoral Commission (CEI) announced the preliminary full results of the presidential election on Saturday, October 31, Monday night. Alassane Ouattara wins with 94.27% of…

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay biyo ka saarista

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waddooyinka Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal biyaha xareedda roobka looga saarayo, kadib markii uu kulan degdeg ah oo lagu canaantay uu la qaatay Raysul Wasaaraha XFS. Mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir ayaa xalay ku guureeyay qaar kamid ah jidadka Magaalada Muqdisho oo biyaha fadhiistay si looga saaro, maadaama ay geeyeen Booyado si waaxda nadaafadda ay uga howlgasho. Ku simaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda…

Kenyan lawyer sued by international justice surrenders to ICC

Kenyan Paul Gicheru has surrendered to the Dutch authorities, while since March 2015 he has been wanted by the ICC, based in the Netherlands. This lawyer was especially accused by the Court of having witnessed at the time when the current Kenyan Vice President, William Ruto, was prosecuted for crimes against humanity following the 2007-2008 election violence. The prosecution had denied his charges, but the arrest warrant against Paul Gicheru was still pending. Despite his arrest warrant, Paul Gicheru did not hide.…

Baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo maanta dhageysanaya

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa shalay aqoonsi siiyay 6-Musharax oo u kala tartamaya qabashada Guddoomiyaha & ku xigeennada Baarlamaanka maamulkaas. Musharixiinta ayaa min labo ugu tartameysa Guddoomiyaha, ku xigeenka 1-aad & 2-aad, saacadihii lasoo dhaafay Jowhar ayay ka wadeen kulamo siyaasadeedyo & kala xod-xodashada Xildhibaannada si ay usoo kala jiitaan Baarlamaanka ay ku haminayaan in ay guddoomiyaan. 5-kamid ah waa rag, halka hal…

gloomy start to the vanilla export campaign

The vanilla export campaign started a month and a half ago (September 15), but at the moment buyers are not killing with exporters from the Big Island, the world's largest producer of this spice. After years of high prices and peaked at $ 550 per. Kilo in 2018, the vanilla sector has seen a marked decline since last year. To avoid a sudden drop in prices in this volatile market, the Malagasy government has set a minimum export price of $ 250 per kilo. Despite this price halved compared to 2018, orders are currently few.…

Waare:Waxaan iska casilay xilkii Hogaamiyaha Dowladda HirShabelle

Warqad xalay xili dambe uu soosaaray Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii labaad ee taariikhda DG Hir-Shabeelle soo maray waxa uu ku caddeeyay in uu iska casilay xilka Madaxweyna. Muddo xileedka Waare oo dhamaaday 17-kii Oktoobar 2020 ayaa kahor yimid howsha xulista Baarlamaanka labaad ee Hir-Shabeelle oo uu guda-galay guddi uu magacaabay balse markii uu jadwaleelay doorashada & xulista Xildhibaannada kahor yimid. Waare ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka caga-jiidayay dalabaad loo gudbiyay oo ahaa in uu ogolaado go’aanka…