Muqdisho - Toddobaadyadii la soo dhaafay, Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa laga abaabulay dhalinyaro cusub oo ka mid noqonaya ciidamada booliska gaarka ah.
Kuwa la qorayo waxay joogaan dugsiga General Kaahiye maalin kasta, qoritaanka waxaa weheliya tababar maalinle ah oo ka dhaca gudaha iskuulka inta ay qoranayaan haramcadka.
Saraakiil ciidan ayaa saxafadda u xaqiijiyey in howlgalka uu wado Taliye Farxaan Qaroole isla markaana qorista ay si ku meel gaar ah uga bilaabatay xerada…