Somalia
Galinsoor: Colaadu hakisay horumarka magaalo fursado waaweyn leh, mustaqbalkeeduna nabad buu ku xiran yahay
Galinsoor waa magaalo leh muhiimad juqraafiyeed iyo istaraatiiji ah, waayo waxay ku taallaa marin isku xira qaybo muhiim ah oo dalka ka mid ah. Muddo dheer waxaa si wadajir ah ugu noolaa…