Somalia
Hogaamiye Laftagareen "25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-kii SYL
Isniin, September, 9, 2024 (AX) – Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada…