Browsing Tag

weerar

Israa’iil oo weerar Gantaalo ah ku qaaday gudaha dalka Iiraan

 Jimco, April, 19, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya Bariga dhexe ayaa sheegaya in Israa'iil aroornimadii hore ee saakay weerar ay u adeegsatay Gantaalada ridada dheer iney ku qaaday dalka Iiraan.Israa'iil ayaa weerarka Gantaalada ah ku qaaday goobo bartilmaameedyo u ahaa oo ku yaala gudaha dalkaasi Iiraan.Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in jugta qarax weyn laga maqlay gobolka Isfahan oo ay ku yaalaan goobo muhim ah oo kala ah saldhig weyn oo dhanka cirka ah, goob lagu sameeyo Gantaalada iyo goobo kale oo ay ku jiraan…

Khasaaraha ka dhashay weerar lagu qaaday Gudoomiyaha

Ugu yaraan seddex askari ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, sida ay Axadle u sheegeen saraakiisha amniga Soomaaliya. Qaraxa ayaa lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, Cabdullaahi Shilow. Qaraxa oo laga maqlay qeybo ka mid ah caasimada ayaa ka dhacay agagaarka Hotel Guuleed. Waa qaraxii labaad oo noociisa ah oo ay Al-Shabaab maanta ka geystaan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More