Browsing Tag
ugu
Khamiis, September, 5, 2024 (AX) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta yeeshay shirkoodii todobaadlaha ahaa ugu baaqay shacabka in ay u midoobaan difaaca Madaxbanaanida, Qarannimada iyo Midnimada dalka.Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirrada, ayaa hoosta ka xarriiqay sida ay lagama maarmaanka u tahay in muwaadiniinta Soomaliyeed ay ka fogaadaan falalka kala qeybsanaanta bulshada.Ra’iisul Wasaaraha ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo dadaal wadajir ah si loo gaaro…
ICJ waxay bilaabaysaa dhageysiga ugu dambeeya maanta
ICJ waxay bilaabaysaa dhageysiga ugu dambeeya maanta. Dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.