Soomaaliya oo fasaxday qof lala xiriiriyay cudurka Ebola kadib 21 maalmood oo karantiil ah iyo labo baaritaan oo laga waayay
Muqdisho (AX) — Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Axaddii ku dhawaaqday in xorriyadiisa dib loogu celiyay muwaadin Soomaaliyeed oo ku jiray karantiilka cudurka Ebola, kaddib markii laba baaritaan oo kala duwan ay muujiyeen inuusan cudurka…