Xasan Sheekh oo sheegay in dowladnimadii federaalka lagu soo koobay awood shaqsiyeed
Dhaar-dhaqameedkii iyo xil-la-wareegistii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee hoggaanka dalka Soomaaliya waxay si buuxda ugu qotomeen Dastuurkii KMG ahaa ee 2012. Hoggaaminta uu dalka kula wareegay waxay ku dhisnayd nidaam federaal ah…