Somalia
Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegay in Maxkamaddu ka jirto xaalad garsooreyaal la’aan ah
Jimco, September, 6, 2024 (AX) – Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan ayaa shaaca ka qaaday in sanadkaan 2024 Maxkamaddu qabatay gal dacwadeedkii ugu tirada badnaa, islamarkaana Maxkamaddu ay wajaheyso…