Madaxweynaha Soomaaliya oo dalbaday taageero caalami ah oo lagu sugo amniga xeebaha xilli ay dib u soo labakaclaysay burcad-badeedda
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku baaqay in dowladdiisa lagu taageero sidii loo sugi lahaa amniga xeebaha dalka oo fidsan 3,400 oo kiilomitir, isaga oo xusay in Soomaaliya aysan haysan…