Browsing Tag

Midowga

Afhayeenka Midowga Musharaxiinta oo hadlaya

Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ah afhayeenka Golaha Musharaxiinta ayaa ka hadlay qaraxii lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada oo gacan ka siinayay amnigiisa. Daahir Maxamuud Geelle ayaa marka hore ka tacsiyeeyay geerida laba ka mid ah ilaaladii Cumar C / raxmaan, halka afar kale oo uu ku jiro sarkaalka la dhaawacay. Geelle ayaa shaaca ka qaaday magacyada labada askari ee dhintay: Axmed Cali Maxamuud & Xasan Cali Maxamed, inta dhaawacmay Gaashaanle Sare Cumar C / raxmaan, Yaasiin Muxudiin Khaliif, Abaanduulaha…

Midowga Musharixiinta oo Walaac Ka Muujiyay

Midowga Musharaxiinta Hogaamiyaha Soomaaliya ee 2021, oo walaac ka muujiyey xaalada amni ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay si diiran u soo dhaweynayaan shirka dhowaan dowladda Federaalka iyo maamulada dalka uga socda magaalada Muqdisho. Shirka u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka oo ay garwadeen ka tahay beesha caalamka ayaa lagu wadaa in diiradda lagu saaro xallinta khilaafaadka doorashooyinka dalka, iyadoo la dhaqan gelinayo heshiiskaas 17-kii Sebtember 2020. Bayaan ay soo saareen Arbacadii, waxay ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More