Browsing Tag

Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan magaalada Muqdisho

Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan magaalada Muqdisho

  Axad, May, 26, 2024 (AX) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka soo socda.War qoraal ah oo kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa loogu sheegay muwaadiniinta Mareykanka, in weerarrada argagixisadu ay u dhici karaan si lama filaan ah.Mareykanka ma uusan cadeyn halka ay qatarta ka imaaneyso, balse meelaha uu muwaadiniintiisa uga digay waxaa kamid ah, garoomada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More