Browsing Tag

Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo

Hogaamiyaha Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda Ciida Carafo

 Axad, Juun, 16, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Carafo oo maanta Muslimiinta Caalamka si weyn ugu dabaal dagayaan farxada Ciida.Hogaamiye Xasan Sheekh ayaa faray guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee Alle wax siiyay iney garab istagaan walaalahooda kale ee danyarta ah ee aan awoodin iney ka qeyb qaataan munaasabadda maalintaan farxada badan ee Ciidul Adxaa.Wuxu sidoo kale fariintiisa hambalyada ah ku sheegay madaxweynaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More