Browsing Tag

kaabiga

Ciidamada Xukumadda iyo kuwa Jubbaland oo kaabiga ku haaya degmada Badhaadhe

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (AX) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ay kaabiga ku hayaan degmada Badhaadhe.Ciidamada iskaashanaya ayaa qorsheynaya sidii ay ula wareegi lahayeen gacan ku heynta degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku haysay mudooyinkii dambe Al-shabaab.Wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxda Al-shabaab ay saakay isaga guureen inta badan fariisimahii ay ku lahayeen gudaha degmadaas, kadib markii ay ka…

Ciidamada dowladda oo ka baxay deegaanka Xawaadleey iyo Al-shabaab oo kaabiga ku haysa

Arbaco, Juun, 5, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay soo buux dhaafiyeen tuuloyinka hoostaga deegaanka Xawaadleey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balcad.Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugnaa Xawaadleey iney isaga baxeen gudaha deegaankaas, lamana oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in ciidamadu ay soo baneeyaan Xawaadleey.Deegaanka Xawaadleey ayaa ka mid ah deegaanada dhaca jiinka…

Ciidamadii ugu badnaa oo maanta kaabiga ku haaya deegaanka Ruunirgood

 Isniin, Juun, 3, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay ku hareersan yihiin deegaanka Ruunirgood oo ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab.Ciidamada ku hareereysan deegaanka Ruunirgood ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay deegaankaas uga saari lahayeen kooxda Al-shabaab oo halkaas ku leh difaacyo adag.Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta u sheegay iney kaabiga ku hayaan deegaanka Ruunirgood, islamarkaana ay madaxda dowladda ka sugayaan amarkii ay ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More