Jamhuuriyadda Saddexaad: Maalintii Soomaaliya ka xumaatay iyo waddadii burburka
Falanqeyn Siyasadeed 26 sano kaddib, Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya waxay wajahaysaa mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa tan iyo markii la aas-aasay. Maalintan oo ahayd in lagu xuso horumar, dib-u-dhis iyo…