Browsing Tag

Jawaari

Hogaamiye Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Jawaari

 Sabti, Juun, 29, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka qayb galay Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Shalay galinkii dambe ku geeriyooday hoyga uu ka daganaa magaalada Muqdisho.Allah u naxariiste Marxuum Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Salaada Janaasada lagula Tukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka, waxaana madaxda Aaska iyo Janaasanada Marxuumka ka qeyb gashay ka mid ahaa gudoomiyaha Golaha…

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari oo goordhaw Geeriyooday

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Allah u naxariiste guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.Marxuumka ayaa la sheegay in maalmahii laso dhaafay uu xanuunsana, islamarkaana xanuunkaas uu u geeriyooday, walow aanan wali shaacin xanuunka uu u geeriyooday Prof Jawaari.Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka tacsiyadeeyay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More