Soomaaliya oo sheegtay inay dib ula wareegtay 55% dhulkii ay horay u haysteen al-Shabab iyo ISIS
Muqdisho (AX) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamadeeda amnigu ay shantii sano ee la soo dhaafay gacanta ku dhigeen in ka badan 55% dhulkii ay hore u haysteen kooxaha al-Shabaab…