Browsing Tag

inay

Cavusoglu: “Turkiga waxaa ka go’an inay midoobaan

Mevlut Cavusoglu Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa wareysi siiyay wakaalada wararka Turkiga Wakaalada Anadolu ka hadlay Arimaha Soomaaliya, Masar, Afghanistan, Russia, Syria, Qatar & dalal kale. Qeybtan wuxuu uga hadlay arrimaha Soomaaliya Doorashooyinka & Khilaafka Siyaasadeed dhex mara walaalaha soomaaliyeed ee daneynaya in la qabto doorasho laakiin isfaham la’aan. Cavusoglu Wuxuu sheegay in Turkiga uu si gaar ah Soomaaliya uga taageeray xalinta khilaafkii ka dhashay doorashadii dhacday…

52 sano kadib macquul ma u tahay Ciidanka XD inay

8-dii Maarso 2021, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka soo degay ciidamo uu tababaray Turkiga. Ciidankan sida gaarka ah u tababaran ayaa kamid ah Guutada 15-aad ee Gorgor. Ciidamada Gorgor iyo Harmaad ayaa ah kuwa ugu magaca weyn dalka Soomaaliya xiligan waxaana tan iyo tababarkooda gacanta ku hayey xukuumada Ankara, Turkiga ayaa kamid ah dowladaha ka qeyb qaadanaya dib u dhiska ciidanka Soomaaliya. Sida laga soo xigtay siyaasiyiinta, ciidankaas waxaa laga weeciyay howlihii loo tababaray, waxaa loo…

Kenya waxay sheegtay inay hawlgal ku dishay saraakiil

Askar ka socota Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa tagay Suuqa laga dukaameysto ee Westgate ee ku yaal caasimada Nairobi 22-kii Sebtember, 2013. Saraakiisha Ciidamada Difaaca Kenya waxaa la toogtay oo ladilay afar qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaabkii hubeysnaa ee weeraray keynta Boni ee ku taal Lamu, sida ay tabisay warbaahinta maxaliga ah ee ka howlgasha Kenya Subaxnimadii 27-kii Diseembar, 2020, askartu waxay weerareen "gabboodkii Al Shabaab".…

Jabuuti waxay sheegtay inay ka shaqeyneyso dib u heshiisiin

Dowladda Jabuuti ee loo xilsaaray xallinta khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo bandhigtay tallaabooyinka ugu horreeya ee ay qaadi doonto. Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in dowladiisa ay xil gaar ah ka saran tahay dhameynta xiisada u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. "Waxaan aaminsanahay in Jabuuti ay door ku leedahay nabada iyo xasiloonida gobolka. Shirkii ugu dambeeyay ee IGAD ee lagu qabtay Jabuuti, arintaan waa laga hadlay waana la isku afgartay.…

Taliska Booliska Boosaaso ayaa sheegay inay soo saareen Miino dhulka lagu aasay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen soo saarida miino lagu aasay mid kamid ah wadooyinka magaalada. Ciidankan oo helay xog ku saabsan miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa ay sameeyeen howl gal daqiiqado qaatay ugu dambeyntiina waxa ay ka soo saareen bambkii, sida uu sheegay Taliska Booliska Boosaaso. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa dhankiisa sheegay in Qaraxyada Al-Shabaab iyo Daacish la doonayay in lagu waxyeeleeyo dadka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More