Browsing Tag

haweenka

Hogaamiye Geelle oo ka hadlay doorka haweenka

Hogaamiyaha jabuuti ismaacil cumar geelle oo ka qeyb galay xuska maalinta haweenka jabuuti ayaa sheegay in dowlada jabuuti ay door muhiim ah ka ciyaartay hormarinta haweenka dalka geeska africa. Geelle ayaa boqolaal reer jabuuti ah kala qayb galay xuska maalinta haweenka aduunka waxa uuna ka hadlay doorka lama ilaawaanka ah ee haweenka jabuuti. "Haddii aysan si buuxda u go'aansan oo ay wax ka qaban lahaayeen caqabadaha ka dhalan kara is-dhexgalka wax ku oolka ah ee dhammaan qaybaha dalkeenna, siyaasadda la bilaabay si…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More