Somalia
Guddoonka Golaha Shacabka oo soo saaray go’aan culus oo saameynaya Warbaahinta Madaxa Banaan
Sabti, September, 7, 2024 (AX) – Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo shirarka jaraa’id ee lagu qabto gudaha iyo banaanka xarunta Golaha Shacabka. Amarkaan kasoo baxay…