Browsing Tag

fuliyay

Howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay goobo ku yaala gobolka Galgaduud oo ay ku dhuumaaleysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.Howlgalkaan ayaa ciidamada waxay si gaar ah uga sameyeen deegaano ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya magaalooyinka Galcad iyo Masagawaay ee gobolka Galgaduud.Taliyaha Ururka 86-aad guutada 77-aad ee ciidanka xoogga dalka Cabdinuur Yuusuf Qadaaye oo ka mid ahaa saraakiisha…

Ciidamada dowladda oo howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

 Jimco, May, 17, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 7-aad ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose.Howlgalada oo ahaa kuwa qorsheysnaa ayaa ciidamadu ka fuliyeen deegaano dhowr ah oo ku yaala jiinka Wabiga Shabeelle ee dhexmara gobolkaas.War kooban oo lagu baahiyay warbaahinta dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare xoogan lagu gaarsiiyay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku dhuumaaleysanaayay Jiinka…

Duqeyn dhulka lagula simay Guri kooxda Al-shabaab ku shirayeen oo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Arbaco, April, 24, 2024 (AX) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa saaxibada Caalamka oo is kaashanaya ayaa saacadahii lasoo dhaafay duqeymo dhanka cirka ah Ka fuliyay deegaano ka kala tirsan gobolada Shabeellaha dhaxe iyo Mudug. Duqeynta koowaad oo ka dhacday deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in lala eegtay guri ay ku shirayeen masuuliyiin ka tirsan kooxda Al-shabaab, hayeshee aanan la shaacin khasaaraha ka dhashay. “Diyaarado dagaal ayaa duqeymo culus ka fuliyay Degmada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More