Hirshabelle oo dadka hubeysan ka mamnuucday garoonka diyaaradaha Beledweyne
BELEDWEYNE — Maamulka Hirshabelle ayaa gabi ahaanba mamnuucay in hub lala galo garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne, kaddib iska hor imaad dhiig ku daatay oo Khamiistii dhex maray maleeshiyo deegaanka ah iyo…