Hogaamiye Biixi oo sheegay in doorashada lagu gali doono qalab ay mucaaradku diidanyihiin
Arbaco, Juun, 26, 2024 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in doorashada lagu gali doono nidaamka sawirista bu'da isha, oo ay mucaaradku diidanyihiin.Hogaamiyaha oo hadal ka jeediyay munaasibada 26 Juun ee Aqalka Gobaladda Waqooyi, ayaa sheegay in qalabka sawirka wiilka isha loo adeegsan doono doorashada."Doorashada in lagu galo sawirka isha bu’deeda, waa ta kali ah ee aynu ku kala badbaadayno, ciddii diiddanna iyada cirka roob ku og, hawshaasi annaga fulinayna lacagtiina waanu haynaa"…