Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in dowlada Soomaaliya anay lahayn dekedo ay heshiis kula gasho Itoobiya
Talaado, Juun, 25, 2024 (AX) - Xukuumada Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in dalabka uu Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo bandhigay Itoobiya aanu ahayn fikir ahaan wax suurtogeli kara oo maangal ah.Wasiirka Arrimaha Guddaha Gobaladda Waqooyi Maxamed Kaahin Axmed ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa X ku sheegay in Soomaaliya anay lahayn deked u dhow Itoobiya oo ay heshiis kula gali karto Itoobiya."Xasan Sheekh Maxamuud wali ma fahmin, isfahanka Itoobiya iyo Gobaladda Waqooyi kaliya kuma saabsana dekedo,…