Browsing Tag

deegaan

Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisii oo lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Dhuusamareeb

Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan wali la garan heybtooda iney Xalay ku dileen deegaanka Gorfaale ee gobolkaas Macalin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisa oo ku wada sugnaa hoygooda.Deegaanka uu ka dhacay dilkaan naxdinta badan ee Gorfaale ayaa ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.Macalinka Dugsi Quraan ee lala dilay Xaaskiisii ayaa lagu sheegay magaciisa Macallin Cabdullaahi Cali oo loo yaqiinay Jalaqle, waxaana…

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaan muhiim ah iyo Raysal wasaare Xamse oo bogaadiyay

 Isniin, Juun, 10, 2024 (AX) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose.Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka Jubbaland guusha ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan  Al-shabaabka ku sugan deegaanada Jubbaland.“Waxaan ku ammaanayaa Ciidammada Halyeeyada Qaranka ee sida geesinimada,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More