Somalia
Waqooyi Galbeed oo xukun toogasho ah ku fulisay sagaal qof oo lagu helay dambiyo dil ah
Hargeysa (AX) — Mas’uuliyiinta Waqooyi Galbeed ayaa toogasho ku diley sagaal qof oo lagu helay dambiyo dil ah subaxnimadii Arbacada deegaanka Mandheera ee gobolka Saaxil, kaddib markii uu Madaxweyne Abdirahman Mohamed Abdullahi…