Soomaaliya oo furtay madasha afaraad ee amniga internet-ka qaranka xilli la ballaarinayo dadaallada amniga dhijitaalka ah
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin Talaado ah magaalada Muqdisho ka daah-furtay Madasha Afraad ee Amniga Baraha Internet-ka ee Qaranka (National Cyber Security Forum), xilli ay dalka ka socdaan dadaallo baaxad…