Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah oo ku dhintay, toddobo kalena ku dhaawacmay duqeyn hoobiye oo al-Shabab ka geysatay Puntland
Boosaaso (AX) — Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku naf-waayay, toddoba kalena dhaawacyo culus ayaa soo gaaray maalintii Arbaco, kadib markii maleeshiyada al-Shabab ay madaafiic ku garaaceen tuulada Galgala…