Browsing Tag

Buluusiya

Dadka eheladooda ku aasan yihiin qabuuraha Iskuul Buluusiya oo cabasho ka ah lacago la weydi

Talaado, Juun, 11, 2024 (AX) - Waxaa maanta afaafka hore ee qabuuraha Iskuul Buluusiya ee magaalada Muqdisho buux dhaafiyay dad weyne aad u badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo baadi goobayay meydadka dad ka mid ahaa eheladooda oo sanado ka hor ay ku aaseen qabuurahaas.Talaabada dadkaan ku buux dhaafiyen afaafka hore ee qabuuraha Iskuul Buluusiya ayaa timid, kadib markii Shalay galinkii dambe masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedaraalka ay shaaciyeen in dowladda u baahan tahay dhulka qabuuraha,…

Xukumadda Fedaraalka oo amartay in 10 cisho gudahood Meydadka looga saaro Qabuuraha Iskuul Buluusiya

 Talaado, Juun, 11, 2024 (AX) - Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si rasmi u shaacisay iney u baahantay dhulka qabuuraha Iskuul Buluusiya ee ku yaala magaalada Muqdisho.Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya, guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Banaadir iyo Culumaa'udiin oo tagay dhulka Qabuuraha Iskuul Buliisiya ayaa ku baaqay in deg deg qabuuraha laga saaro dadka ku aasan.Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo qabuuraha kula…

Afhayeenka Booliiska “Ma jirto cid dowladda ka tirsan oo amartay in Meydadka laga saaro Qabuuraha Iskuul Buluusiya”

 Sabti, April, 4, 2024 (AX) - Waxaa saacadahii lasoo dhaafay hadal heyn badan ay ka dhalatay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo la xariiray in amar kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya  qabuuraha Iskuul Buluusiya dib looga saarayo meydadkii ku jiray.Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Xasan Aadan oo shir jaraa'id u qabtay Warbaahinta ayaa arintaasi ku sheegay iney tahay mid been abuur ah oo waxba kama jiraan ah."Ma jirto cid dowladda ka tirsan oo amartay in Meydadka laga saaro Qabuuraha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More