Somalia
Khasaaraha ka dhashay dagaalladii dhecmarey Booliska iyo Maleeshiyaad
In ka badan shan qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacantay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyo hubeysan oo ka dhacay deegaanka Jazeera ee duleedka caasimadda…