Browsing Tag

bartilmaameedsaday

Saraakiil Maraykan ah oo xaqiijiyay in hogaamiyaha Daacish ee Soomaaliya lagu bartilmaameedsaday duqayn cirka ah

 Axad, Juun, 16, 2024 (AX) - Duqayn uu Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya dabayaaqadii bishii May, ayaa lala beegsaday hoggaamiyaha ugu sarreeya kooxda Daacish ee Soomaaliya, balse ma cadda in lagu dilay duqayntaas, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah.Cabdulqaadir Muumin ayay Mareykanku u aqoonsadeen inuu yahay madaxa kooxda Daacish ee Soomaaliya, oo xiriir la leh Daacishta caalamiga ah.Bayaan ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu shaaciyay in 31-kii bishan ay duqeyn cirka ah ka fuliyeen deegaan kuyaala…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More