Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo waxba kama jiraan ku dhawaaqday xil-ka-qaadistii guddoomiyaha maxkamadda sare
Muqdisho (AX) — Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa Khamiistii ku dhawaaqday inuu waxba kama jiraan yahay go’aankii Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Baashe Yusuf Ahmed, iyadoo…