Booliska Waqooyi Galbeed oo howlgal ka dhan ah shirkadaha korontada bilaabay kadib muran ka dhashay qiimaha adeegga
Hargeysa (AX) — Ciidanka booliska Waqooyi Galbeed ayaa habeenkii Isniinta hawlgal qorshaysan ku beegsaday dhowr shirkadood oo layrka dhaliya, kuwaas oo lagu eedeeyay inay jabiyeen amarradii xukuumadda ee ku saabsanaa qiimaha adeegga…