Browsing Category

Somalia

Baratanka Cabdi Xaashi & Xukuumadda Rooble! – Axadle

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha sare & Maxamed Xuseen Rooble RW XFS Raysul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 6-dii November 2020 magacaabay xubnaha Guddiga Doorashada Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) oo ka kooban 11-xubnood. Rooble ayaa soo xigtay qodobo dastuur & heshiiska heer Federaal & Dowlad Goboleedyada ee dhacay kahor iyo kadib ansixinta nuuca doorashada dalka oo ah mid dadban balse la kordhiyay ka qaybgalayaa iyo…

Raysul Wasaare Rooble oo maanta tagaya Magaalada Baydhabo.

Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa safarkiisii ugu horeeyay tan & markii xilka Wasiirka koowaad ee Dalka loo magacaabay maanta ku tagaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Ammaanka Magaalada Baydhabo oo xarun KMG ah u ah DG Koofur Galbeed ayaa la adkeeyay, waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo kala duwan si ay qayb uga noqdaan xasilinta inta uu booqashada ku howlan yahay Wasiirka Koowaad ee Soomaaliya. Waddooyinka waaweyn gaar ahaan inta u dhaxeysa…

DG Puntland State oo sheegtay in Boosaaso ay ku qabatay hub. –

Howlgal qorsheysan oo uu hoggaaminayay Taliyaha qaybta Gobolka Bari ee G/Sare Xuseen Cali maxamuud ayaa lagu soo qabtay hub si sharci darro ah loogu heystay qaybo kamid ah Magaalada Boosaaso. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in hubkaan looga qayb qaadanayay falalka amni darro ee xarunta Ganacsiga DG Puntland ee Boosaaso, balse xog ay ka heleyn dadka deegaanka ay suuragelisay in ay soo qabtaan. Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Bari ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la…

young people angry at the tragedies of emigration

A march in honor of the victims of illegal emigration was organized on Saturday 21 November in Dakar by associations united in the collective "480", referring to the number of migrants who died at sea in one week at the end of October, according to the NGO emergency telephone. One hundred people marched in silence to urge authorities and citizens to respond.…

“DFS waxa ay bixisaa Mushaarka 16-kun oo Macalin” Hogaamiye

Hogaamiyaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21-ka Nofeembar ayaa soo hadal qaaday doorka Dowladdu ay siisay Bareyaasha ka howlgala dugsiyada ay maamushu Dowladda Soomaaliya Ugu horeyn waxa uu bogaadiyay Macalimiinta Soomaaliyeed, isaga oo dib u xusuusiyay marxaladii kala duwanaa ay lasoo kulmeen iyaga oo ka shaqeynaya Badbaadinta Mustaqbalka Ubadka Soomaaliyeed. “Waxaa bogaadin mudan dadaalkii…

Cabdi Xaashi oo magacaabay Guddiga doorashada Gobolllada

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Sabti ah magacaabay Xubnaha Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban 20/21 ee Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi). Guddiga uu magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka kooban 8-Xubnood oo ka shaqeynaya Doorashada Soomaaliya 20/21 qaybta Gobollada Waqooyi ee Gobaladda Waqooyi si waafaqsan heshiiska hogaamiyayaasha heer federaal & heer Dowlad Goboleed. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka sare…

Yaa ka qaybgalay Shirka wada-tashiga Musharixiinta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shir Saddex cishe soconaya oo u dhaxeeya Hogaamiyayaasha Xisbiyada mucaaradka oo badi ah musharixiin ku hamineysa ka qaybgalka Doorashada Soomaaliya 20/21. Shirka waxaa ka qaybgalaya Mas’uuliyiin kala duwan oo qaarkood xilal heer federaal & heer Dowlad Goboleed soo qabtay si ay u tashtaan muranka ay ka qabaan xubnaha Guddiga doorashada 20/21, qaabka ay u wajahaan hogaamiyayaasha talada heysa & muujinta miisaankooda siyaasadeed.…

Liibiya oo laga qaaday Tahriibayaal kasoo kala jeeda

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee (UNHCR) ayaa sheegtay in ay Dalka Liibiya ka qaaday dad gaaraya 79-ruux oo ay geysay Waddanka Rwanda oo isla qaaraddaan Afrika ah. Afhayeen u hadlay Hay’adda ayaa sheegay in dadkaan oo la qaaday Khamiistii in laga dejiyay Garoonka Diyaaradaha Rwanda, sababtu waa in la badbaadiyo nolosha shaqsiyaadkaan Liibiya u tagay in ay ka tahriibaan. Hay’adda ayaa sheegtay in Xayiraadda Covid-19 ay saameysay isu socodka sahlanaa ee dadka…