Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

“Sharciyeenka Beesha Caalamka ee Doorashooyinka DG ayaa HG

Midowga Musharixiinta ayaa Warqad cabasho ah oo ay ogeysiin siiyeen Beesha Caalamka sida: IGAD, AU, EU OIC, LAS, NORWY, UK & US waxa uu gaarsiiyay Xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Musharixiinta ayaa warqaddooda ku caddeeyay cabashada ay ka qabaan Dowladda Federaalka, Doorka Beesha Caalamka, nidaamka Doorasho, heshiisyada siyaasiga ah ee dhacay & qodobo kale oo Amniga soo tagaya. Warqadda Musharixiinta ayaa lagu sheegay in aysan diidaneen in dalka ay…

RW Rooble oo maanta Garoowe u tagaya la kulanka Hogaamiyayaasha DG

Magaalada Garoowe ee Xarunta DG Puntland waxaa maanta tagaya Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & wafdi la socda, waxaana kasii horeeya Wasiiro & xildhibaanno deegaan doorashadoodu tahay Maamulkaas. Rooble ujeedka ugu weyn ee safarkiisa Garoowe ayaa ah sidii Hogaamiyayaasha DG Puntland ula kulmi lahaa si uu kala hadlo Arrimaha Doorashada Soomaaliya oo Dowlad Goboleedkaas saluugay hab maamulka Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shalay…

The UN announces new humanitarian agreement

In the face of the conflict in the Ethiopian province of Tigray, the international community is increasingly concerned about the civilian situation. Following the failure of the agreement between the UN and Addis Ababa last week, a new humanitarian agreement was reached on Wednesday. The UN Secretary-General announces the establishment of joint needs assessment missions.…

Hanti-dhowrka: Kudhowaad Laba Milyan oo Dollar oo si qalad

Warbixinta Hantidhowrka guud ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Akoonada iyo xisaabaadka gobolka Banaadir lagala baxay lacag dhan US $1,713,213.00 (Milyan todobo boqol toban & saddex kun & laba boqol taban iyo saddex dolara) iyada oo aan loo marin bixinta lacagtaas Nidaam iyo hab daahfurnaan leh islamarkaana aan la helin wax Document ah taas oo lid ku ah kana soo horjeedda Sharci Lr. 2 ee Hannaanka Xisaabaadka iyo Maaliyadda Dowladda oo soo baxay 29 December…

Qiimeyn: Kheyre ma daryeelay mise waa Dumiyey ciidanka

Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu u tartamayo  xilka madaxweynaha Soomaaliya ee doorashooyinka 2021waxyaabihii uu sida aadka ah isugu mashquuliyey muddadii uu ahaa Wasiirka Koowaad ee xukuumadda kana sameystay xayeysiiska iyo iidhehda siyaasadeed waxaa kamid ahaa galka ciidanka xoogga dalka! haddaba Axadle Media waxa ay qiimeyn ku sameyneysaa habkii iyo siyaasaddii Khayre ee horumarinta iyo dib u habeynta ciidanka xoogga dalka taas  oo…

Relatives of imprisoned DMK opposition leaders demand their release

The arrest of Brigitte Kafui Adjamagbo-Johnson and Gérard Djossou, accused and arrested for "group of criminals and attacks on the State's internal security", is still provoking reactions. On Wednesday, during a press conference, Dynamique Mgr Kpodzro, several other political parties and civil society associations stepped up to the plate. For them, what is accused of the two opponents is nasty. They…

Africa 2020, a strong Malagasy presence

It is an extraordinary project, dedicated to 54 African countries. The Africa 2020 season, initiated by President Macron, was designed as a platform offered to African artists, intellectuals and entrepreneurs to show the French public the wealth and creativity of the African continent. And Madagascar will be present at this important event.…

Isbaheysiga Carbeed oo burburiyey labo doomood oo

Isbaheysiga Carbeed ee dagaalka kawada Yemen ayaa shaaca ka dhigay in uu gacanta ku dhigay isla markaana burburiyey doonyo sidday walxo qarxa, sidda ay ku warantay saxaafada maxaliga ah ee dalka Sucuudiga. Turki al-Maliki, afhayeenka xulafada oo u waramay wardiyeenka, ayaa Khamiista maanta ah wuxuu ka dhawaajiyey in doonyahaas ay lahaayeen faalada la sheegay in ay Iiraan taageerto ee Xuutiyiinta. “Doonyahan waxay khatar ku ahaayeen ammaanka gobolka iyo caalamka, marinka badeeda…

Golaha wasiirada Faransiiska oo ansixiyay sharci loogu

Golaha wasiirrada Faransiiska ayaa ansixiyay hindise-sharciyeed looga gol leeyahay in wax looga qabto xagjirnimada Islaamka kaddib weerarradii is xigxigay ee dhowaan ka dhacay dalkaas. Sharcigan oo ah mid uu muddo dheer Hogaamiye Emmanuel Macron ku doonayay in lagu joogteeyo aragtiyada cilmaaniga ku dhisan, ayaa xoojinaya shuruucda waxbarashada guryaha iyo hadallada nacaybka ku dhisan. Dadka qaar oo ka soo horjeeda sharcigan, oo ku sugan gudaha Faransiiska iyo dibaddaba ayaa ku…

Kenya & Itoobiya oo bilaabay mashaariic muhiim u ah

Hogaamiyaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga waqooyiga Kenya ayaa arbacadii ka furay labo mashruuc oo muhiim u ah kaabayaasha dhaqaalaha si ay gacan uga geystaan kobcinta ganacsiga ee u dhexeeya labada dal ee deriska ah. Kenyatta iyo Ahmed waxa ay daah fureen boosteejada xuduudaha ee Mooyaale One-Stop (OSBP) iyo wadada 500-Km ee Hawassa-Hagere Mariam-Moyale oo qayb ka ah wadada tareenadda ee African Highway iyo qayb muhiim ah…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More