Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Cabdi Xaashi: “Amniga Dalka waxa uu marayaa in

Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare BFS ahna Hoggaamiyaha Madasha la magac-baxday (Badbaado Qaran) oo la hadlay BBC-da ayaa dul istaagay Amniga Dalka, Muranka Siyaasadeed, Doorashooyinka & kulamada iska soo horjeeda ee ka socda Caasimadda. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Dalka meel hoose uu ka taagan yahay Amniga. maadaama Caasimadda & Gobollada kale ee Dalka diyaarado la isugu kala gudbayo taasina ay muujineyso heerka uu gaaray ammaanka & kalsoonida safarka dhulka. “Amniga…

Axmed Madoobe oo xilka ka qaaday Cabdirashiid

Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa xilka Ka qaaday wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid  Xasan Abdinuur kaddib heshiis Dhexmaray Janan & madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqad tixraaceedu yahay:Xm/Dgjs/226/2021 oo ka soo baxday madaxtooyada Jubbaland ayaa shaqada looga eryay wasiir Janan inkastoo aan bayaanka lagu caday sababta xilka looga xayuubiyay Cabdirashiid Janan. Maxaa maanta ka socda Gobolka Gedo? Cabdirashiid Janan ayaa…

Koox hubeysan oo Askar katirsan Booliiska

Koox la sheegay in ay wadatay Bastoolad ayaa weerartay Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya oo ilaalo ka ahayd Isgoyska Siinaay oo kulmiya Degmooyinka Warta Nabadda, Boondheere & Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Iska hor imaad kooban ayaa dhexmaray Ciidanka iyo kooxda weerartay, waxaana ka dhashay dhimasho & dhaawac sida ay Axadle u sheegeen qaar kamid ah Dadka deegaanka, waxaana daqiiqado kadib goobta gaaray ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka. Saddex Askari ayaa la sheegay in la dilay, waxaana ay kamid…

Beesha Caalamka oo Culeys saareysa Hogaamiyayaasha

Wakiilada kala duwan ee Beesha Caalamka ayaa joogteeyay warsaxaafadeedyada is daba-joogga ah oo ay uga hadlayaan Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan muranka sababay khilaafka hortaagan qabsoomidda Doorashooyinka lagu heshiiyay 17-kii September 2020. Beesha Caalamka ayaa adeegsaneysa ereyo culus oo mararka qaar u muuqda canaan, hanjabaad & wax tilmaameed, inta badan waxaa lagu xusaa Magacyada Mas’uuliyiinta Federaalka & Dowlad Goboleedyada oo khilaafka xuddun u ah. 24-kii saacba mar waxaa soo baxaya warsaxaafadeed ka…

following the re-election of Sassou-Nguesso,

With 88.57% of the vote, according to the official preliminary results announced on Tuesday, March 24, Denis Sassou-Nguesso was re-elected President of Congo-Brazzaville for five years. But his opponents intend to appeal this vote, which they condemn. The rapid publication of these preliminary results and certain articles of the Constitution justify their decision.…

6 sano ka dib maxaa keenay soo jeedinta Sucuudiga

Kooxda fallaagada ah ee Xuuthiyiinta Yemen, oo la dagaallameysay isbahaysiga milateriga ee Sucuudigu hoggaamiyo tan iyo bishii Maarso 2015, ayaa diiday hindisaha xabbad joojinta ee ay ku dhawaaqday Riyadh, iyagoo dalbanaya in gebi ahaanba xayiraadda laga qaado garoonka diyaaradaha Sanca iyo dekedda Hodeidah. Kooxda Iiraan la safan ayaa gacanta ku haysa qayb weyn oo ka mid ah woqooyiga Yemen, oo ay ku jiraan caasimadda Sanca iyo dekedda Hodeidah – oo la rumaysanyahay in ay nolol u tahay malaayiin reer Yemen ah oo ay…

Golaha Badbaado Qaran oo ku dhawaaqay shir barbar

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku midaysanyihiin madaxweyne-yaasha Puntland, Jubaland, Musharaxiinta iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi ayaa Talaadada maanta ah waxay magaaladda caasimada ah ee Muqdisho ay kaga dhawaaqeen shir barbar socda kulanka xerada Afisyooni uga socda madaxweyne Farmaajo iyo maamuladda xulufada la ah ee Galmudug, Kuufur Galbeed iyo Hirshabeelle Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddoomiyaha Golahan oo ka hadlay shir jara’id oo ay wadajir u qabteen, aya xusay in wadaxaajoodyada ay sii socon doonan maalmaha soo…

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala sixiixday

Guerrini Lorenzo, wasiirka difaaca Talyaaniga ayaa talaadada maanta ah magaaladda Muqdisho ku soo gaaray safar aan horay loo sii shaacin waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiiru dowlaha wasaaradda Difaaca Soomaaliya iyo taliyaha Milatariga Generaal Odowaa Yuusuf Raage. Kulan kooban oo ay gudaha garoonka diyaaraha ku qaateen Guerrini Lorenzo iyo Wasiiru Dowlaha wasaaradda Difaaca Soomaaliya Maxamed Cali Xaggaa ayay kula saxiixdeen heshiisyo lagu xoojiyo dhismaha ciidanka Xoogga dalka sida saraakiil…

Muuse Biixi oo maanta si rasmi ah u daah furay

Hogaamiyaha Somaliand Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Covid-19 oo deegaanada maamulkaasi maanta ka bilaawday, waxana Muuse Biixi si rasmi ah u qaatay talaalka xanuunka Coronavirus. Munaasibadda Daah-furka ololaha qaran ee tallaalka xanuunka Covid-19, waxa  madaxweynaha kala qayb-galay badiba xubnaha ugu sarreeya guddoomiyaha golaha wakiillada, hoggaanka saddexda xisbi-ee Gobaladda Waqooyi, xubnaha guddida doorashooyinka, qaar kamid ah golaha wasiirrada iyo agaasimeyaasha guud, kuwaas…

OCHA:-In ka badan 83,300 ayaa gudaha Soomaaliya

In ka badan 83,300 oo qof ayaa gudaha Soomaaliya ku barakacay afartii bilood ee la soo dhaafay sababo la xiriira biyo la’aan, sid uu sheegay xafiiska isku-duwidda arrimaha bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay (OCHA). Meelaha ugu badan ee ay dhibaatadu saameysey waa gobollada Gobaladda Waqooyi, Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubaland, kuwaas oo laga soo sheegey “xaalado abaareed oo aad u daran iyo biyo la’aan”. Dhibaatadan “waa xusuusin adag oo aan si deg deg ah ugu baahanahay xalal horumarineed oo waara oo muddo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More