Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Qorshaha xasaasiga ah ee Axmed Madoobe iyo Guudlaawe ma lagu…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa la filayaa in Caasimadda Muqdisho uu dhowaan ka furmo kulanka ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada dalka, ayada oo ay horyaalaan qodobo dhowr ah, oo is-beddel ku sameyn kara heshiiskii doorashada ee horey loo gaaray. Qodobkan ugu weyn ee la filayo in shirka lagu soo qaado ayaa ah isku day la doonayo in wax looga beddelo deegaan doorashooyinka lagu heshiiyey in doorashada ay ka dhacdo, oo ah laba magaalo halkii…

Xuska 26-ka June ee caawa oo lasoo koobay

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho caawa waxaa ka socda u diyaar garowgii u dambeeyey ee dabaal-degga maalinta koowaad ee todobaadka xorriyadda Soomaaliya, waxaana saqda dhexe ee caawa saacadu markey tahay 12:00am la saari doonaa calanka dalka. Sida aan xogta ku heleyno, xuska caawa ee Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo koobay kaliya hal goob, waxaana loo diyaariyey in lagu munaasabadda 26-ka Juun, waana xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, taas oo dad kooban lagu casuumay. Warbaahinta madaxa-banaan ayaa galabta…

Wasiir Beyle: Maalinkasta waxa aan sameyno waa musuq-maasuq …

Muqdisho (Axadle) – Sii-hayaha Wasiirka maaliyada Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa markii u horeysay sheegay in musuq-maasuqa uu si maalinle ah uga dhaco hay’addaha dowladda, islamarkaana uu ka ballaaran yahay macnaha loo adeegsado erey bixintaas. Beyle oo ka qeyb-galay barnaamijka Dood Wadaag ee ka baxa telefishanka Universal ayaa sheegay in musuq-maasuqa uu ku dhex baahay bulshada dhexdeeda, taasi oo u baahan in wax laga qabto, sida…

Maxay tahay halista ay WHO uga digeyso dalal ay ku jirto Soo…

Kampala (Axadle) – Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisey in dalalka Afrika oo ay qeyb ka tahay Soomaaliya ay la kulmayaan mowjad saddexaad oo cudurka COVID-19 ah. WHO ayaa sheegtay in kiisaska ay kor ugu kaceen 474,000, shan toddobaad oo isku xiga, laga soo bilaabo bishan 20-kii bishan June. Waxay sheegtay in kororka kiisaska uu muujinayo faafitaan ka dhakhso badan kii labaad ee qaaradda, oo bilaawday horaantii sanadkan, midaasi oo…

Madaxweyne goboleedkii u horeeyay oo gaaray Muqdisho iyo war…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Axadle dalka. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa u yimid Caasimadda Muqdisho si uu uga qeyb-galo shirka uu dhawaan iclaamiyey ra’iisal wasaare Rooble, kaasi oo ay madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran ka yeelanayaan dar-dar gelinta doorashada. Lafta-gareen ayaa noqonaya madaxweyne…

Video: Saraakiil ballan-qaad u sameeyay qoyskii laga dilay C…

Muqdisho (Axadle) – Saraakiil ka tirsan booliska gobolka Banaadir oo ay kamid ahaayeen taliye ku-xigeenka qeybta guud ee booliska gobolka, taliyaha qeybta galbeed, taliyaha saldhiga degmada Wadajir iyo guddoomiyaha degmada ayaa gurigooda ku booqday qoys dhawaan warbaahinta ka sheegay inay cadaallad u waayen dil loo geystay wiil ay dhaleen. Saraakiisha ayaa qoyska wiilka laga dilay oo lagu magacaabo Cabdifataax Maxamed Cali Atoore ayaa waxay u ballan-qaadeen inay cadaalada marsiin doonaan dambiilaha ku eedeysan dilkaas,…

lawyers for opponent Joël Aïvo condemn

Joël Aïvo talks about a cell of thirty square meters where he quickly found himself with almost 40 other prisoners, stacked on top of each other. Where it gets particularly cruel is that the prison authorities decided quite quickly to make cohabitants, under these dirty sanitary conditions, prisoners who are sick with Covid-19 and healthy prisoners, who exposed them in an almost safe way. According to the law, it is an obvious and very serious violation of human rights. His situation today has…

Africa is facing a “brutal” COVID-19 wave in the middle of a slow

As Africa continues to lag behind in the global COVID-19 vaccination race, the continent faces a dangerous resurgence of coronavirus, with deaths and hospital admissions reaching record levels. With just under 5.3 million reported cases and about 139,000 deaths among its nearly 1.3 billion people, Africa is still the world's least affected continent after Oceania, according to an Agence France-Presse (AFP). So far, African countries have been spared disasters comparable to Brazil or India. But the…

James Swan oo war cusub kasoo saaray doorashada xilli dib u …

Antalya (Axadle) – Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in waqtigeeda oo lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim u tahay dalka, xilli ay muuqato inay dib uga dhaceyso waqtigeeda. Doorashada ayaa heshiiskii la gaaray 27-ka May waxaa lagu go’aamiyey inay ku dhacdo 60 maalmood gudahood, waxaana ayada oo hadda ay baxday bil ka mid ah muuqata inaysan taasi suurta-gal aheyn. “In hanaanka…

Dowladda Soomaaliya oo ka gaabsatay qaraar culus oo ka dhan …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay qaraar ka dhan ahaa Mareykanka, kaas oo ka soo baxay golaha loo dhan-yahay ee Qaramada Midoobay, isla-markaana looga soo horjeeday xiyaaradda Mareykanka uu saaray Cuba. Qaraarkan oo ahaa mid xasaasi ah, laguna cambaareynayey Mareykanka ayaa waxaa sidoo kale ka gaabsaday saddex dal oo kale oo Soomaaliya ay afar ku noqoneyso, kuwaas oo kala ah Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika, Myanmar, Moldova…