Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

positive South Africans despite another loss

The South African men's soccer team lost 1-0 against Japan on July 22, 2021 in Tokyo for their first match in the Olympics. Olympics that the South Africans could not prepare calmly after the fall of Covid-19 in their delegation. From our special correspondent in Tokyo,In recent days, the South African delegation to the 2021…

DF oo shaacisay natiijada Imtixaanka shahaadiga ah iyo arday…

Muqdisho (Axadle) – Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa goordhoweyd si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad-dugsiyeedka 2020-2021-ka iyo ardeyda ka galay kaalmaha hore. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in tirada ardayda imtixaanka sannadkan u fariisatay ay tahay 34,908 arday oo ku galay 122 xarumood oo ku kala yaalla gobolka Banaadir iyo dowlad goboleedyada.…

Rooble oo isku keenay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed iyo ama…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sarre iyo Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka. Kulanka uu Ra’iisal wasaaraha la qaatay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed ayaa ku qabsoomay jawi wanaagsan, ayada oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo khilaafka kuraasta gobollada…

new attack in the Bossangoa region

A group of young people was killed on Wednesday 21 July in Bongboto, 12 kilometers from Bossangoa. No official record yet, but it is believed there are at least eight dead. For the government, this is the element of the CPC's armed coalition who attacked villagers moving on the Nana-Bakassa axis. In the images consulted, the…

Madaxweyne kale oo Afrikan ah oo toddobaad gudihiis ka bad-b…

Antananarivo (Axadle) – Xafiiska dacwad-oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day lagu dili lahaa madaxweyne Andry Rajoelina, islamarkaana ay xireen dhowr tuhmane oo “Ajaaniib iyo Malagasi ah.” Laba qof oo Faransiis ah ayaa ka mid ah dhowr qof oo Talaadadii lagu xiray jasiiraddan ku taalla Badweynte India, “taasi oo qeyb ka ah baaritaan ku saabsan waxyeeleynta amniga dalka,” sida ay sheegeen ilo-wareedyo…

Sawirro: Wasiirka difaaca dalka Ireland oo lagu soo dhoweeye…

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi sare ee oo ka socda dalka Ireland, waxaana garoonka weyn ee diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhoweeyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa horkacayey wasiirka difaaca Ireland Simon Coveney TD, waxaana garoonka ugu hortegay dhiggiisa Soomaaliya, Xasan Xuseen Xaaji oo uu…

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo gaaray Warsheekh + ujeedk…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaashii hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaallo xeebeedka Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo lagu soo dhoweeyey. Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo labaduba ah musharraxiin u taagan xilka madaxweynaha ayaa ka amba-baxay Caasimadda Muqdisho ee Axadle Soomaaliya waxaa safar dhinaca dhulka ah ay ku gaareen Warsheekh oo ka tirsan HirShabelle.…

Daacish oo dagaalyahano kusoo bandhigtay BARI + Sawirro – Ca…

Boosaaso (Axadle) – Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa soo badhigtay sawirrada dagaaalyahano fara badan oo ka tirsan kooxdaasi, kuwaas oo ku sugan dhulka buuraleyda ee gobolka Bari ee hoostaga dowlad goboleedka Puntland. Sida ay baahisay warbaahinta rasmiga ah ee Daacish waxaa sawirrada kasoo muuqday dagaalamayaasha kooxdaas iyo saraakiishooda oo dhoolatus ka sameynaya halkaasi. Sidoo kale waxaa xoogaga lasoo bandhigay oo afka soo duubtay ay…

Uhuru Kenyatta oo jeediyey hadal ‘ka dhan ah’ Somalia – Caas…

Nairobi (Axadle) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go’an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo faro-galiya. Waxaa uu digniin u jeediyay xoogag uusan magacaabin oo uu sheegay in aysan xushmeynayn madaxbanaanida dhuleed ee Kenya. Hadalkan oo uu jeediyay shalay mar uu booqanayay keynta Boni ee ku taaalla deegaanka Lamu una dhaw xuduudda Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxa uu…

Mahad Salaad oo shaaca ka qaaday XOG ku aadan kiiska Ikraan …

Muqdisho (Axadle) – Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska kraan Tahliil oo la waayey meel aan jaan iyo cirib ay dhigtay, loona heysto NISA. Mahad Salaad oo xog ku aadan arrintan ku baahiyey bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday in la dilay Ikraan, isla-markaana khaarijinteeda ay qorsheeyeen saddex mas’uul ee haatan ugu sarreysa hay’adda…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More