Wargeyska Marca Oo Xaqiijiyey In Manchester United & Real Madrid Ka
Raphael Varane ayaa waqti horeba waxa uu heshiis shaqsi ah la gaadhay Manchester United, waxaana arrintaas si fiican ula socotay oo ogsoonayd kooxdiisa Real Madrid. Sidaa waxa qoray wargeyska Marca ee kasoo baxa waddanka Spain, una janjeedha dhinaca Real Madrid.Wargeyska ayaa xaqiijiyey in hadda ay socdaan wada-hadallo u dhexeeya labada kooxood oo ay kaga wada-xaajoonayaan qiimaha ay ku kala iibsanayaan.Real Madrid ayaa la sheegay in ay soo diidday dalab ay Manchester United u gudbisay, laakiin warkan cusub ayaa sheegaya in…