Cirro oo shaaciyey cidda ka dambeysa khilaafka ka
Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay xubnaha guddiga, kaasi oo salka ku haya soo saarista harbaaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya ee shalay la shaaciyey.
Guddoomiye Cirro ayaa sheegay in khilaafka ka dhex aloosan xubnaha guddiga uu salka ku hayo faro-gelin uga imaaneysa maamulada qaarkooda, oo ayagu ku qasbaya inay diidan habraaca doorashada Golaha Shacabka.…