Xiddig Si Cad U Diiday Ku Biirista Real Madrid, Liverpool Oo Arsenal
Real Madrid ayaa toddobaadkyada soo socda wadahadalo ay Kylian Mbappe oo heshiiskiisu dhacayo xagaaga dambe ka furi doonta Paris Saint-Germain. (90min)Aston Villa ayaa heshiis cusub oo uu toddobaadkii 200,000 oo pound ku qaadanayo u bandhigtay Jack Grealish si ay uga hor istaagaan Manchester City oo dalab 100 Milyan oo pound ah kasoo gudbisay. (Star)Manchester United khadkeeda dhexe ee Paul Pogba oo lala xidhiidhinayay PSG ayaa mustaqbalkiisa fog ka dhex arka kooxdaasi balse lama filayo inuu xagaagan wax heshiis kordhin ah…