Villarreal Oo Ka Xaqiijisay In Halbowlahoodii Khadka Dhexe Dhaawac Ku
Kooxda reer Spain ee Villarreal ayaa xaqiijisay, in ciyaarta koobka ah ee UEFA Super Cup ee ay Chelsea ku ballansan yihiin uu ka maqnaan doono laacibka khadka dhexe ee Dani Parejo oo xuddun u ahaa guushoodii xilli ciyaareedkii hore.Villarreal oo kusoo guuleysatay Europa League iyo Chelsea oo hanatay Champions League ayaa August 11 waxay ku dagaallami doonaan UEFA Super Cup oo midkooda guuleysta la siin doono koobka.Chelsea ayaa finalkii Champions League waxay ku garaacday Manchester City oo ay kaga adkaatay gool madi ahaa oo…