Guddiga doorashooyinka HirShabelle oo war kasoo saaray khila…
Muqdisho (Axadle) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee HirShabelle ayaa beeniyey in uu jiro khilaaf xoogan oo ka dhex qarxay xubnaha guddiga, kadib markii si weyn baraha bulshada loogu baahiyey warar sheegaya in uu khilaaf soo kala dhex-galay.
Waxay sheegen in Guddiga uu howlihiisa u wato sidii caadiga aheyd, islamarkaana uu jirin mad-madow soo kala dhex-galay, islamrakaana ay wararkaas yihiin kuwa lagu qal-qal gelinayo heshiiskii doorashada ee…