DAAWO: “Wuxuu U Ciyaarayaa Sidii Dida” – Van Dijk Oo Layaabay
Caoimhin Kelleher ayaa amaan weyn ka helay laacibka reer Netherlands ee Virgil van Dijk xilli ay tababar ku qaadanayeen waddanka Austira.Van Dijk iyo Caoimhin Kelleher ayaa labaduba kasoo laabtay dhaawac, waxaanay tobankii maalmood ee ugu dambeeyey ka shaqaynayeen sidii ay iskugu diyaarin lahaayeen xilli ciyaareedka cusub.Kelleher ayaa ciyaaray qaybtii hore ee kulankii saaxiibtinimo ee Liverpool ay Jimcihii 1-0 kaga badisay Mainz, waxaanu muujiyey bandhig cajiib ahaa.Ka hor intii aanay Liverpool kulankaas bilaabanin, waxay…